Ali Rezai wuxuu kasii wadi karaa meeshii uu uga tagay Afgaanistaan:
maadaama uu yahay shaqaale xirfad u leh ganacsiga iyo warshadaha

Ali Rezai wuxuu aad u xiiseeyaa elektarooniga. Ujeedadiisa ugu wayn tan iyo markii uu yimaaday North Rhine-Westphalia asagoo qaxooti ah bishii Oktoobar 2021 waxay ahayd inuu dib ugu laabto shaqada qaybtaan. Hase yeeshee, Afghanistan ma lahan wax nidaam tababar xirfadeed ah wuxuuna xirfadihiisa ku bartay qaab aan rasmi ahayn.


